Magaalada qadiimiga ah ee Lalibela oo u gacan gashay Jabhada TPLF

Jabhada TPLF ee ka soo jeeda  gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa la wareegay magaalada Lalibela oo ku taalla gobolka Amxaarada. Lalibela oo hoy u ah kaniisad Qarnigii 13 -aad ee dhagax laga qoday ahaa ka mid ah meel;aha taariikhiga ah ee heyadda UNESCO u aqoonsatay dhaxalka aadanaha. Ku-xigeenka duqa Magaalada Lalibela, Mandefro Tadesse sheegay … Continue reading Magaalada qadiimiga ah ee Lalibela oo u gacan gashay Jabhada TPLF